Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay sababta uu ugaliyey Xaalad Dagaal Dalka

0
350

Maxamed C/laahi Farmaajo  Madaxweynaha  Soomaaliya ayaa Tibaaxay Sababda uu Dalka u galiyey Xaaladda Dagaaka l  ay aheyd inuu kiciyo  Shacabka Soomaaliyeed  Islamarkaana uu u Sheego in Dalka uu Dagaal ku jiro.

Markii  Madaxweynaha  Soomaaliya   uu ku Dhawaaqay In uu Dalka ku jiro Xaalad Dagaal ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Qaraxyo is tawajog oo ku dhimteen Dad badan oo Shacab u badnaa.

Dadka Siyaasada ka Hadla ayaa Tilmameen  in Qaraxyada ka dhacay Magaalada ay Sabab u dahay  Xaaladda Deg Dega eheyd  ee Madaxweyne Maxamed C/laah Maxamed ‘FARMAAJO ‘ uu ku Dhawaaqay .

Waxoona Madaxweyne Farmajo ugu baaqay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya  in ay diyaar u ahadaan sidii loogu guuleesa lahaa  AL- Shabaab.

 

W/Q;Cabdi qani Cumar  Xasan