Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Ee Soomaaliya Oo Xabsiga U Taxaabtay Askari Amisom Oo Gaari Ku Jiiray Wiil Dhalinyaro Ah.

0
283

Mid kamida Ciidamada ujooga Nabad Sugkuda soomaaliya EE AMISOM  ayaa Maxkamadda Qalabka sida ee Soomaaliya  Xabsi Dhigtay Maanta.

Askari kaan manta xabsiga la dhigay 9- Bishaan gaari ku jiirsiiye mida katirsan dhalin yarada Soomaaliyeed   gawaarida bii, elka ah ee kashaqeeya  muqdisho.

Wiilka  yar ee gaarika ku dileen AMISOM ayaa ahaa Kirishbooy,waxaana uu ku jiirsiiye iskooska  sanca ee Magaalada Muqdisho.

inta badan in  Ciidamada AMISOM AY Tacadi u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.