Qarax Ismidamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho

0
311

Guri ay ku Shirayeen saraakiil ciidamada Xooga Dalka 00 ku yaala Warshadii hore ee nac-nace ee Dagmada  wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa nin xernaa Tuudaha Militiriga ayaa isku qarxiyey

Weerarkaan ismiidaaminda ah ayaa ku Dhimteen Ugu yaraan 10 Qof oo isugu jiray saraakiil iyo ciidamo ,iyadoona  in kabad wey ku dhacawmeen ,

Saraakilku dhintay qaraxa  ismiidaaminta ah  ayaa waxaa kamid ahaa G/dhexe Abukar Dheere iyo Laba Xidigle Maalin C/kariin,kabtan Billawe Cadde iyo kabtan Badri Shiikh Aadan Madaxdii Tababarka daganaa Xarunta Warshadii hore ee Nac –Nace  .

Askartii  iyo Saraakiishii Ku Dhawacmay Weerarkii ismidaminta ahaa ayaa la keeyey Isbitaal  Madiina ee Magaalada Muqdisho ,iyadoo ay sheegteen Qaraxaan AL-Shabaab,Waxeena tibaaxeen eek u dileen 24 Askar iyo saraakiil

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan