Mr Kheyre oo kormeer ku Tagay Dekeda Muqdisho

0
323

Xasan Cali Kheyre oo ah Ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya   ayaa maant Howlo Kormeer Ku dagay Dakeda Weyn ee Magaalada  Muqdisho ,si oo u ogaado Hanaanka ay u Shaqeyso  Dakeda ,Madaama ee Dakeddu Yeelatay Maamul Cusub .

Ra,iisul wasaaraha ayaa Maamulka Dekeda Layeeshay kulamo Gaar ah ,Waxuuna ka wareestay Caqabadaha kajira iyo sida loo dayeelahaa iyo qaabka ay u Shaqeyso  Dekeda ,asi koona Tibaaxay in laga Fugaado wax kasta oo keeni kara Masuq Maasuq iyo Takrifal Hanti Dadweyne.

Mr kheyre ayaa Maamulka Cusub ee Dekeda Muqdisho ugu baaqay in ay dar dar kaliyaan Shaqooyin Muhiimka ah ee  Shacabka Soomaaliyeed u heyso.

Ra,iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ugu dambeen  Bugaadiyey  Madaxda iyo Shaqalaha  ka shaqeeyaDekeda ay  ilaaliyaan Mas’uulyadda lagu aaminay Maadaama ay Dowladdu wado qorshe Lagu  Wada  xisaabtamayo

 

W;Q/Cabdi qani Cumar Xasan