Soomaaliland Maxay Ka Tiri Duqeyntii Lagu Laayey Tahriibeyaasha Ee Ka Dhacday Yemen?. DHEGEYSO.

0
318
Bodies of Somali migrants, killed in attack by a helicopter while travelling in a boat off the coast of Yemen, lie on the ground at Hodeida city, Yemen, Friday, Mar. 17, 2017. A helicopter gunship attacked a boat packed with Somali migrants off the coast of Yemen overnight Thursday, killing at least 31 people, according to a U.N. agency, Yemeni officials and a survivor who witnessed the attack. (AP Photo/Abdel-Karim Muhammed)

Maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay tiradda dadka kasoo jeeda deegaanadda maamulkaasi ee kamid ahaa dadkii tahriibeyaasha ahaa ee dhawaan ku geeriyooday duqeyntii Yemen.

Wasiir Xigeenka Arimaha Dibadda Soomaaliland Axmed Aadan Ismaaciil oo lahadlay VOA-DA ayaa ka war bixiyey arintan.

waxaana uu sheegay in arintan iyo sidii meydadka loosoo daabulilahaa in  uu kala hadlay wasiirka arimaha Dibadda ee yaman.

waalidiinta dhalay dadka ayaa daneynaya in ay helaan meydadka ubadkooda si ay ugu Samraan isla markaana ay uduugtaan.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA WASIIR KU XIGEENKA ARIMAHA DIBADDA SOOMAALILAND.