Wariye Coldoon oo la xakumay

0
561

Maxkamadda ku taala magaalada Hargeysa  ee Maamulka Soomaaliand  ayaa manta labo sano oo xarig ah ku xakuntay  ,Wariye Cabdi maalik Muuse Coldoon  Kadib Markii lagu eedeeyey in uu ku hadgudbay Jiritaanka Somaaliand .

Wariye Cabdi maalik Coldoon ayaa xeer ilaalinta Dacwada ku soo oogay waxa ay sheegeen  inta uu u qalmo in lagu xukumo ayna ku yartahay labada sano oo lagu xukumay Wariye Coldoon .

Maamulka Soomaliand ayaa sheegay in oo ku xadgudbay Qaranimatooda ,iyadoona hore u sheegeen in ay maxkamadeyn doonto Wariye Coldoon ,islamarkaana ay Sharci marsii doonto .

Wariyaha ayaa Taageero u muujiyey Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ‘’Farmaajo ‘’waxaana laka qabtay Garoonka magaalada Hargeysa  kadib markii uu  ka labtay  muqdisho.

 

W/Q; Cabdi qani Cumar Xasan