Jubbaland oo maanta Dil fulisay

0
344

Aadan  Cabdi   Mumin oo kamid ahaa Ciidamadda  Jubbaland ayaa manta Xukun  Dil ah ku fulisay Maxkamadda Ciidamadda Jubbaland ee Magaalada  Kismaayo ee Xarunta G/ Jubada Xoose ,Iyadoo laku ee teeyey in oo dilay Askari kale .

Guddomiye Kuxigeenka  maxkamadda Ciidamadda   Jubbaland Bashiir Maxamuud Xareet ayaa waxoo manta  u Sheegey  Askarika in  Dil lagu fuliyey  islamarkaana Goobjoog u ahaayeen Dilkiisa Mas,uuliyiin katirsan Jubbaland.

Maamul G/Jubbaland ayaa marar badan Dil ugu fuliyey Ciidamo ka tirsan Jubbaland iyadoo laku eedeyey in ay dileen askar kale  Dad Shacab ah.

 

W/Q;Cabdi qani cumar xasan