Jesse Lingard Oo Saxiixay Heshiis Cusub Oo Uu Kula Sii Joogayo Manchester United.

0
301

Jesse Lingard, oo manchester United kaga ciyaara khadka dhexe ayaa lagu soo waramayaa in uu saxiixay heshiis cusub oo uu kooxdaa kula sii joogayo mudo fara badan.

24 sano jirkan ayaa kooxda baaqi kusii ahaandoono ilaa sanadka 2021 -ka marka lagaaro sida ku qayixan heshiiskan cusub.

Jesse Lingard waxaa uu sidookale kamid yahay xulka England.

waxaana xusid mudan in xilli ciyaareedkan 29 kulan oo uu u saftay Manchester United in uu Goosha Ku Hubsaday 5 Gool.

W/Q: Zakariye Maxamuud Cali Qaran.