Ra’iisal wasaaraha Somaaliya oo Xil Ka qaadis Sameeyey

0
357

Ra iisul wasaaraha soomaliya ayaa kalabta xilka kahayuubiye mare-yaasha  Dekeda

Magaalada xamar iyo ee laboorka soomaaliya Aadan Cabdule Cusmaan   ;Aadan cade ;

 

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyr ayaa xilka qaadis  ku sameeyey mareeyihii hore ee Goroonka Aadan Cadde,Aadan  Cabdi Ashkir ,iyadoona oo ku wareejiyey Yuusuf Cabdi Cabdulle ‘’Yuusuf Jaalle’’

 

Xasan Ali Kheyr ayaa Dagadda Magaaladda Muqdisho  u Maga caawey nin maga ciisa lagu sheegay

‘’Axmed Washiton ,asi koona Xilka kaqaaday maareyihii hore ee Degkeda ‘’C/laahiCali Nuur .

 

Waxoona sidoo kale  Ra,iisal wasaareaha Soomaaliya Xasan Cali ‘’Kheyr’’oo Galabta  ku Dhawaaqay Daliye ku xigeenka NISA C/fitaax oo kamid ahaa Saraakiishii hore ee Soomaaliya .

 

W/Q;Cabdi qani Cumar Xasan