Beledweyne: Shaqaale Caafimaad Oo La Af-duubtay.

0
452

Wararka ka imaanaya gobolka hiiraan ayaa ku waramaya in halkaa lagu afduubay shaqaale ka tirsanaa ururka dhaqaatiirta xananada xoolaha gobolka hiiraan.

Shaqaalehan ayaa laga afduubay meel 10KM ujirta Magaaladda Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ilo katirsan ururka Dhaqaatiirta ayaa Gargaar.net u xaqiijiyey in shaqaalaha la afdubay ay tiradooda gaareyso ilaa shan ruux oo isugu jira dhaqaatiirta iyo darawalka gaariga ku kaxeynaye.

Macadda willi kooxda afduubkan ka dambeysay blse deegaanka falkan uu ka dhacay ayaa waxaa uu kamid yahay deegaanadda ay kataliyaan xarakadda alshabaab.

Dhaqaatiirtan ayaa lasheegay in halkaa ay utageen in ay kabiiyaan adeeg Caafimaad.

WIXII KUSOO KORDHAA KALA SOCO GARGAAR.NET