Deg Deg; Dab Khasaaro Geestay Oo Goordhaw Ka Kacay Agagarka School Godey Ee Degmada Kaaraan.

0
361

Wararka ka imaanaya degmeda kaaraan ayaa sheegaya in caawa uu dab geestay khasaaro uu ka kacay meel aan sidaa uga fogeen schoolka Geodeey.

Dabka ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro hantiyadeed sida wararku ay sheegayaan.

Waxaa uu ka bilowday goob ceel shidaal ah oo kuyaala oo basiibka ka danbeeya school GODEEY Eek u dhaw Suuqa Sanaca.

Gaadiidka dabdamiska ayaa ku howlan daminta dabka oo saameeye xafado dhowr ah.

Wixii kusoo kordhaa dhawaan filo.